Dab Goordhow Ka Kacay Keyd Shidaal Bartamaha Magaalada Cadaado+Sawirro

0

Dab xoogan ayaa goordhaweyd ka kacay Suuq ku yaalla Bartamaha Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Galmudug.

Sida ay inoo sheegeen dad ku sugan magaaladda Cadaado, dabkaan ayaa ka kacay Maqaaxi Shaaha lagu iibiyo isagoo ku faafay Goobo Ganacsi oo  ku yaalla Magaaladda Cadaado.

Dhanka kale waxaa haatan socda dadaalo lagu daminayo dabka ka kacay keyd-ka shidaal bartamaha Magaalada Cadaado.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here