Akhriso:-Tirada Guud ee Cod Bixiyeyaasha Somali-land oo Lasoo Bandhigay

0

Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa maanta soo bandhigay tirada guud ee cod bixiyeyaasha doorashada Madaxtooyada ee dhici doonta 13  November ee bisha soo socota.

Guddiga oo shir Jaraaid ku qabtay magaaladda Hargeysa waxa ay shaaciyeen tirada laga diiwaan geliyay Gobolada iyo magaalooyinka Somaliland ee codeyn doona.

Tirada guud ee cod bixiyeyaasha ayaa gaareysa 704,089, oo ah dadkii qaatay kaararka aqoonsiga ee cod bixiyeyaasha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here