Dab Xoog Leh oo Ka Kacay Gobolka California Mareykanka+Sawirro

0

Ugu yaraan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dab xoog leh  oo ka kacay meelo badan oo ka mid ah gobolka California ee dalka Mareykanka.

Madaxa maareynta dabka ee gobolkaasi ayaa sheegay in sidoo kale uu dabku baabi,iyay in ka badan 1,500 oo guri iyo dhismooyin ganacsi.

In ka badan 20 kun oo ruux ayaa laga daad gureeyay meelaha uu sida aadka ah u ugu sii fidayo dabka.

Gudoomiyaha gobolka California Jerry Brown ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay magaalooyinka Napa, Sonoma, iyo Yuba counties.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here