Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeyay Ciidamo kawada Tirsan kuwa maamulkaas in uu ka dhacay Kismaayo.
Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii khilaaf uu soo kala dhexgalay shaqsiyaad degan Xaafad kamid ah Magaaladda Kismaayo taasi oo keentay in ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka Jubba-land in ay la kala saftaan shaqsiyaadka xaafadaas dagan.
Inta la xaqiijiyay 2-qof ayaa ku dhaawacantay rasaasta ay isweedaarsadeen Ciidamada Maamulka Jubba-land.

