Dhageyso Wasiirka Bayle: Waxaa Naga Go,an Daabacaadda Lacag Shilin iyo Waraaq

0

Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale sheegtay inay ka go’an tahay inay soo daabacdo lacag cusub oo iskugu jirta shilimaad iyo waraaq ka hor inta uusan dhammaanin sannadkan.

Wasiirka Malaiyadda Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle oo la hadlayay warbaahinta Ayaa sheegay in lacagaha lasoo daabacyo ay noqon doonaan kuwo aan la been abuuri karin.

halkaan ka dhageyso Codka Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmana Ducaale Bayle

Z0000015

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here