Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Boqortooyada Sacuudiga+Sawirro

0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray  galabta magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga oo booqasho laba maalmood ku joogi doona halkaasi.

Garoonka caalamiga ah ee Boqor C/casiis, magaalada Jiddah waxaa ku soo dhoweeyay ku xigeenka Amiirka Gobolka Maka Almukarama C/llaahi BinBandar Bin C/casiis, Wasiiru dowle ka tirsan Golaha Wasiirada Sacuudiga Dr.Musaacid Alceybaan, Guddoomiyaha Gobola Jiddah Dr. Haani Bin Maxamed Aburaas iyo sairkaSacuudiga u fadhiya Soomaaliya Maxamed Bin C/qani Khayaad.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa booqashadii saddexaad uga bilaabatay Boqortooyada Sacuudiga, isagoo la kulmi doona madaxda dalkaasi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here