Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo Cadaado Ka Mamnuucay Shirarka Siyaasadeed

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saaray amar lagu joojinayo shirarka siyaasadeed ee aan ogolaansho looga heysan maamulkiisa.

Amarkan ayaa ka dambeeyay, markii ay soo baxday warar sheegaya inuu socdo qorshayaal ka dhan ah Madaxweyne Xaaf oo la doonayo in xilka looga qaado.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here