Sheekh C/weli Cilmi oo Sheegay in Laga Been Abuurtay+Dhageyso

0

Shiikh Cabdi Wali Cali Cilmi oo ah ninka lagu sheegay  in uu u gafay nabi Maxamed NNKH  islamarkaana soo bandhigay sawir lagu sheegay in uu ka sameeyay nabiga ayaa arintaas maanta beeniyay.

Cabdi uu warbaahinta maanta kula hadlay magaaladda gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in wararka laga faafiyay ay yihiin kuwa been abuur ah islamarkaana sawirka uu soo bandhigay uu ahaa sheikh uu aad u qiimeeyo balse si qaldan warkiisa loo fasiray.

Dhanka kale Shiikh Cabdi Wali Cali Cilmi waxa uu ka hadlay hadalkii maanta  kasoo yeeray Majmadda Culimadda Soomaliyeed eek u aadana in uu diinka ka baxay islamarkaana lagu tilmaami karo Gaal.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here