Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa Guddi u saaray Go’aankii dhawaan kasoo baxay Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaliya ee ku aadanaa in lagu saxnaa dhiibidii C/kariin Shiikh muuse (Qalbi Dhagax) oo dowladda Soomaliya u gacan galisay Dowladda Ethopia iyo doodii xildhibanada ay ka yeesheen arintaas.
Kulanka Maanta waxaa shir Gudoominayay gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan(Jawaari) waxaana soo xaadiray 141-xildhibaan.



