Wararka Akhriso:-C/wali Gaas oo Magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Finland. By Radio Simba - Ağustos 14, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa Magacaabay wakiilka Maamulka Puntland ee dalka Finland. C/fitaax C/laahi Jaamac (Janagale), ayaa loo magacaabay wakiilka Puntland ee dalka Finland.