War Deg Deg:-Qarax Xoogan oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya.

Warar soo baxaya ayaa ku waramaya in gaari lagu soo xirey waxybaaha qarxa In uu ku qarxay wadada Maka Almukaramah Meel u dhaw Hotel Ambasador ee Magaalada Muqdisho.

Wadada Maka Al mukaramah ilaa isgoyska KM4 waxaa caawa ka socda howlgal ay sameenayaan Ciidamada Dowladda Soomaliiya.

Ilaa haatan lama ogo qasaaraha ka dhashay qaraxaas.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here