Akhriso:-Somali-land oo Joojisay Furitaanka iyo Dayactirka Kaniisad ku Taal Hargeysa

0

Maamulka Somaliland ayaa maanta go’aamiyay inaan dib loo furin kaniisad muran dhalisay taasoo ku taal magaalada Hargeysa.

Wasiirka Diinta Owqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi ayaa war murtiyeed uu soo saaray maanta waxa uu ku sheegay in maamulka Somaliland uu oggolaaday talooyin xalay ka soo baxay culumada Somaliland iyo baaqyo ka yimid bulshadda oo ku baaqayay in aanay bannaanayn dib-u-dayactirka kaniisadaasi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here