Qarax Xoogan ayaa Goordhaweyd waxaa laga maqlay Gudaha magaalada Muqdisho ee caasiamdda Soomaliya.
jugta qaraxa ayaa ayaa si weyn loogu maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.
Warar soo baxaya ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacaya meel ku dhow Hoteelka Maka-al Mukaramah.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

