Tababar Loosoo Xiray Saraakiil Loo Diyaariyay Sugida Amniga Magaalooyinka

0
????????????????????????????????????

Hawlgalka  Midowga Afrika AMISOM ee Soomaliya ayaa todobaadkaan  tababar usoo xirey 7,173 saraakiil booliis ah,kuwaaso loo diyaariyey sugidda amniga gudaha magaalooyinka waaweyn iyo sidoo kale deegaannada fog-fog.

Saraakiishaan oo Soomali u badan ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxa uu tababar ugu socday magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Hawlgalka ayaa sidoo kale sheegay in 809 kamid ah saraakiisha cusub ee BooliiskaSoomaaliya ee taba-barka la siyey ay dumar yihiin,waxayna tilmaameen in haatan ay wadaan qorshe ay ku tayeynayaan ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

Taliska AMISOM ee Soomaliya ayaa gacan ka siisa dowladda Soomaliya dagaalka lagula jiro dagaalyahanada Xarakada  Alshabaab,waxaynasidoo kale mararka qaar sameeyaan taba-barro loo finayo ciidamadaBooliiska iyo Militeriga Soomaaliya,balse ma muuqato horumar ay ka sameeyeen dhinacadagaalka Al-shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here