Wararka Idaacada Simba ay ka helayso Dagmada Afgooye ayaa ku soo waramaya in Caawa ay Weerar Xoogan ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowlada Soomaaliya Ay yeeli yiihin Dagmadaasi waxaan la maqlayaa Rasaasta ay is Weydaarsanayaan labada Dhican ee Dagaalku u Dhexeeyo.
Dagaal ayaa waxa uu ka Bilowday Kontaroolka Dagmada Afgooye waxaan Rasaas Dhawaaqeedu ay ku Fiday Gudaha Degmada Sida Ay Idaacada Simba u Xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku Sugan Dagmadaasi waxaan Wararku ay intaa ku sii darayaan Dagaalku u Wali ka socdo Kontarool iyo Xaafada ka ag-Dhow ee Dagmada Afgooye waxaan la ogeyn Qasaaraha ka Dhashay Dagaalkaasi.
Saraakiishada Dagmada Afgooye oo aan la Xariirnay Waxay ka Gaabsadeen ay ka Hadlaan Weerarka Caawa Al-shabaab ay ku Qaadeen Dagmadaasi.

