Wasiirka Arrimaha Dibada Qatar oo La Kulmay Madaxweyne Farmaajo

0

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Dowladda Qatar Sultan bin Saad Al Muraikhi ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasiamdda Soomaliya.

Wafdigaan ayaa xarunta madaxtooyadda Soomaliya kula kulmay Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed Farmaajo si ay kala hadlaan arinta kasoo aloosmatay wadama carabta, madaama Sacuudiga uu doonayo in wadamada carabta ay xiriirka u jaraan Dowladda Qatar  oo ay ku eedeyeen in ay taageero u tahay Ururada Argaxisada.

Labada Mas’uul ayaa kawada hadlay arrimaha dalalka Carabta in Dowladda Federaalka Soomaliya aysan xiriirka u jarin Dowladda Qatar, oo haatan xiriirka dhowr  ay leeyihiin islamarkaana ay ka shaqeyso nabadda wadamad Carabta.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here