Doorashada Somaliland oo La Shaaciyey Maalinta ay Dhacayso+Dhageyso

0

Guddiga doorashada Maamulka Somaliland oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ee Caasiamadda Maamulkaas waxay shaaciyeen maalinta ay dhacayso doorashada madaxweynaha Somaliland .

Doorashadu waxay dhacaysa 13 November 2017, maalin isniin ah ku beegan, ayaa inshallah bi’idinlaahi kariim. doorashada loo dareeri doonaa, dhamaan waxyaabihii doorashadaloogu baahnaa waa lasoo dhameystiray”, ayay yiraahdeen Guddiga doorashada.

Sidoo kale Guddigu waxay sheegeen in kulan ay la qaateen Madaxda  wasaarada maaliyada oo guddiga ku wareejisay $2million oo hordhac u ah $4million oo doorashada ku baxaysa.

Waxay guddigu doorashada Maamulka Somaliland  sheegeen in lacagta $2million ee wasaarada ku harsana, ay bixin doonaan asbuuca kowaad ee bisha August.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here