Warar ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaliya, dad xoolo dhaqato iyo Xarakada Al-shabaab in uu haatan ka socdo deegaanka NO:50 ee Gobolkaas.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu dabo socda dagaal maanta u dhaxeeyay dad xoolo dhaqato ah iyo Ciidamada Dowladda Soomaliya kaasi oo ka dhashay qilaad u dhaxeeyay labada dhinac,madaama Al-shabaab ay dhaceen xoolo badan oo dad shacab ah ay lahaayeen.
Ma cada Weli qasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda Tuulooyinka Iyo Deegaanka KM-50 Iyadoo Uu Dagaalka Si xoogan uu u socdo.

