Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyadda iyo Hoggaankiisa oo La Furey+Sawirro

0

Guddiga Doorashada qaranka Soomaliya ayaa maanta  ku guuleystay inuu furo xafiiska diiwaangelinta xisbiyadda iyo hoggaankiisa,waxaana xafiiskaasi oo loo doortay in uu Gudoomiye ka noqdo Xildhibaan hore Maxamed Cumar oo ka Tirsanaa Baarlamanka Federaalka Soomaliya.

Xaflada furitaanka xafiiskaasi ayaa ka dhacday Xarunta madaxtooyadda Soomaliya. waxaana ka qeyb galay dhammaan axsaabta iyo xildhibaanada qaranka Baarlamanka Federaalka Soomaliya, kuwaasi oo ka siman doonista in loo gudbo doorasho ” Qof iyo codkiisa”.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here