Sida uu inoo xaqiijiyay Taliye ku-xigeenka Xabsiga Dhexe General Maxamed Maxamed Shiikh Cumar, Deeqo Diraac Geedi ayaa ku geeriyooday Xabsiga Dhexe ee Xamar xili ku xukuneed xabsi dhan 15-ah, kadib markii lagu helay dambi ah in ay ka qeyb qaadatay iyada iyo dhalinyaro kale dilka Marxuum Nafiso Cusmaan Salaad oo ahayd gabar ardayad aheyd.
Taliye ku-xigeenka Xabsiga Dhexe Ee Xamar ayaa Sheegay 45 Xanuunkeeda lala Tacaalayay balse ay diiday In dhiig qofkale leeyahay lagu shubo, sidaas ay u dhimatay Deeqo Diraac Geedi oo Xukuneed Shabaabnimo.
Haweneyday ayaa ayaa lagu Xukumay xabsi 15-sano oociidan ah, kadib kadib markii ay ka qeyb qaatay kiis lagu dilay gabar dhiganaysay mid kamid ah Jaamacadaha Muqdisho sanadkii 2014-kii.

