War Deg Deg:-Taliye Ku-xigeenka NISA ee Dhinaca Howlgallada oo Iscasilay

0

Taliye ku xigeenkii hay’adda nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee (NISA) Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir)   ayaa iska casilay xilka, kadib markii uu istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Taliye ku xigeenka NISA ee dhinaca howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir) ayaa qoraalka is-casilaadiisa ku sheegay inuu iska casilay mas’uuliyadii uu dowladda u hayay.

Ma sheegin sababta keentay is-casilaadda

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here