Wararka Akhriso:-Ahlusuna oo Magacowday Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha By Radio Simba - Mayıs 15, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljameeca Shiikh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa sameeyay Bixin darajo,Magacaabid Taliyayaal iyo magacaabis agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maamulka gobolada Dhexe