Akhriso:-Warbixin Ku aadan Hab Dhismeedka Amniga Qaranka

0

Guddiyada Difaaca, Arrimaha Gudaha iyo Amniga Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray warbixinta dib u eegista labada Guddi ku soo sameeyeen ee ku aadan hab dhismeedka Amniga Qaranka, kaasoo qorshihiisu yahay in la horgeeyo shirka London.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here