Xaasaska Madaxda Maamulka Somali-land oo La Eedeeyay+Dhageyso

0

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada hargeysa ee caasimada maamulkaas ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhalinyaro dhawaan bandhig dhareed ama (Fashion) ka sameeyey gudaha magaalada.

Waxa uu sheegay in dhaqamadaasi ay yahiin qaar ka mid dhinaca gaalada gaar ahaan qowmkii la odhan jira ( Qawmu Luud ), oo markii dambe ilaahey uu halaagay kadib markii ay isku Galmoodeen ragooda.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland waxaa uu sheegay in hawashaasi abaabuleeda ay gacanta ku hayeen dumar xasaas u aha masuulyiinta dawladan , waxaana uu si adag uga digay khatarta ka dhalan karta hadii ay dhaqamadaasi inagu sii socdaan.

https://youtu.be/TWbMfRyDeig

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here