Qaar ka mid ah dadka naafada ah ee ku nool magaalada muqdisho ee caasimada somalia ayaa waxa ay ka cabayaan dhibaatooyin haysta oo ay ugu horreeyaan dhinaca nolosha ah iyo waxyaabaha aasaasiyaadka ah ee ay u baahan yihiin.
mid kamid ah dadka naafada ah oo la hadlay idaacada simba ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay san helin wax gar gaar ah waxey ay baaq u jeediyeen dowlada soomaaliya waxeyna shegeen in ay u bahan yihiin gar gaar la mid ah caawinada la garsiinayo dadka ay abaarahu saameeyeen.
mahan markii ugu horeysay ay baaq diraan dadka naafada ah ee ku nool magaalada muqdisho.

