Amiirka dalka Qatar sSheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa kulan qadka Mobile-ka ah la yeeshay madaxweynaha soomaaliya Mohammed Abdullahi Mohamed Farmaajo.
Intee ay kuguda jireen wada hadalka qadka telephone-ka ayaa labada madaxweyne waxa ay kawada hadleen xeriirka labada dal u dhaxeeya ee soomaaliya iyo Qatar iyo sida kor loogu qaadi lahaa waxaana
Dhanka kale diiradda lagu saaray arimo badan oo kamid ah danaha caamka ah oo soomaaliya iyo qadar ay wadaagaan.

