War Deg Deg:-Weerar Goordhaweyd Lagu Qaaday Hoteelka Wehliye

0

Wararka haatan naga gaaraya Wadada-maka Almukaramah ee ayaa ku waramaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa in lagu weeraray goordhaweyd Hoeelka Wehliye ee saaran wadadaas.

Qaraxa oo ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa la xaqiijiyay in lagu qarxiyay ilinka hore ee Hoteelka, waxaa xiligaas ku sugnaa afafka hore ee dad aad u fara badan.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas ku dhintay 10-ruux.

La soco Faah-faainta

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here