Golaha Wasiirada Maamulka Hir-shabeelle oo la Dhaarinaayo

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka hir-shabeelle ayaa ku waramaya in haatan Magaaladaas ay ka socoto qaban-qaabadii ugu dambeysay ee lagu dhaarinaayo Golaha wasiiradda ee Maamulkaas.

Munaasabadda dhaarinta ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Mas’uuliyiinta Maamulkaas,sida Madaxweynaha Maamulkaas Cali C/laahi osoble, Madaxweyne ku-xigeenka Maamulkaas iyo Mas’uuliyiinta Kale.

Amaanka Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka hir-shabeelle ayaa si weyn loo adkeeyay waxaa Magaalada Lagu arkayaa Ciidamo kala duwan oo ka Tirsan kuwa Dowladd Goboleedka Hir-shabeelle.

11-kii bishaan waxaa Magaalada Jowhar lagu ansixiyay Golaha wasiiirada Hir-shabeelle ee uu magacaabay Madaxweyne Osoble, 71-xidlhibaan ayaa u codeysay in ay ansax yihiin, balse waxaa jiro xildhibaano kasoo horjeeda arintaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here