War Deg Deg ah: Xiisad Saakay Ka Taagan Suuqa Bakaaraha

0

Waxaa Xiisad saakay ay ka taagan tahay suuqa weyn ee bakaaraha iyadoona saakay suuqa lagu soo daadiyay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya.

Ciidamada oo ay la socdaan gadiidka wax burburiya ee Baldoosarada.

Dhinaca kale ganacsatada suuqa bakaaraha waxaa ka jirto xiisad arinta ka dhalatay waxana suuqa lagu arkayaa ganacsatada suuqa oo ka soo horjeestay arinta balse ciidamada ayaa suuqa ka celinaya dad weynaha.

Halka la doonayo in la burburiyo oo ah goobihi gubtay dhawaan ee suuqa waxana dhawaan gudoomiyaha gobolka uu amar ku bixiyay in Gnaacsatada ay dhistaan goobihi ka burburay balse arintaan ayaa dhabar jab ku ah ganacsatada suuqa bakaaraha.

La Soco Xaalada suuqa bakaaraha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here