Wararka Akhriso:-Tirada Dadkii u Dhintey Cudurka Shuban Biyoodka, Gaajo iyo Haraad ee Koonfur Galbeed By Radio Simba - Mart 6, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Halkaan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa tira koob hordhac ah oo laga sameeyay tirada dadkii u dhintey Cudurka Shuban biyoodka , Gaajo iyo Haraad ee Koonfur Galbeed Somalia tan iyo 20/12/2016 – 5/3/2017.