Mudada uu Qaadka Ka Maqnaanayo Magaalada Muqdisho oo La Shaaciyay+Dhageyso

0
Photo made July 23, 2013 shows Kenyan khat traders sorting their produce from their farms and awaiting consumers in a market in Nairobi. Khat -- called miraa in Kenya, a multi-million dollar (pound / euro) export business -- is the leaves and shoots of the shrub Catha edulis, which are chewed to obtain a mild stimulant effect. AFP PHOTO/SIMON MAINA (Photo credit should read SIMON MAINA/AFP/Getty Images)

Qaar kamid ah Ganacsatada qaadka ee Magaalada Muqdisho oo la hadlay idaacadda ayaa sheegay in muddo saddax maalin ah hakad la galiyey Keenidda qaadka.

Sababaha hakadka loo galiyay ayuu ku sheegay Ganacsadaha in Dowladda Federaalka Soomaliya ay canshuuro dheeri ah kusoo kordhisay qaadkii laga keeni jiray dalka Kenya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay jiraan Ganacsato si qarsoodi ah dalka kusoo galisay qaadka islamarkaana lagu iibinaayo Lacago aad u sareeya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here