Hadal Heyn:-Qaadkii Ka Imaan Jiray Dalka Kenya oo Hakad La Galinaayo

0
Photo made July 23, 2013 shows Kenyan khat traders sorting their produce from their farms and awaiting consumers in a market in Nairobi. Khat -- called miraa in Kenya, a multi-million dollar (pound / euro) export business -- is the leaves and shoots of the shrub Catha edulis, which are chewed to obtain a mild stimulant effect. AFP PHOTO/SIMON MAINA (Photo credit should read SIMON MAINA/AFP/Getty Images)

Qaar kamid ah warbaahinada Soomalida ayaa qoraya in maalamaha soo socda hakad uu ku imaanayo qaadkii la keeni jiray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Sababaha ugu weyn ee hakadka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaliya ay Canshuuro Zaaid ah ku kordhisay qaadkii laga keeni jiray dadka Kenya, taasi oo dhibaato ku ah Ganacsatada qaadka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee Qaadka Keena magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maanta ilaa beri uu hakad ku jirayo qaadka la keenayay magaalada Muqdisho.

Waxa ay sidoo kale sheegeen Ganacsatada in qaadka haduu yimaado dalka lagu iibin doono lacago qaali ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here