Kooxo Hubeysan oo Goordhaweyd Dil Ka Geystay Degmada Dharkeynley

0

Kooxo hubeysan ayaa caawa Xaafada Dabakaayo cagaar ee Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen askari ka tirsanaa Ciidamada Hay’adda Nabada Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee NISA.

Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray sheekeeye, waxa uu ka Tirsanaa Ciidamada Hay’adda Nabada Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee NISA.

Dad ku sugan degmada Dharkinley ayaa idaacadda simba u xaqiijiyay, islamarkaana y baxasadeen ragii fuliyay dilka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here