Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha ayaa ku waramaya in goordhaweyd qarax miino oo dhulka Lagu aasay lagu dilay Abaandulahii guuuta 6-aad e qeybta 12-ka Abriil ala ha u Naxariistee Xeyle iyo Taliyihi Uruka 1-aad ee Guutada 6-aad Maxamed Xasan bakaati kadib qaraxa ka dhacay deegaan 20km u jira degmada W/weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Kolonyada ay la socdeen mas’uuliyiin ayaa kusoo jeeday deegaanada Tixsiile, Warmaxan, iyo Garas Wandiile oo ka Tirsan Gobolka Shabeelaha hoose oo saakay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shaabab.
arintaan waxaa Inoo xaqiijiyay Gudoomiyaha degmada W/weyne

