Akhriso:-Jadwalka Hadal jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Soomaliya oo La Shaaciyay

0

Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya ayaa goordhaweyd soo saaray Jadwalka Hadal jeedinta Musharixiinta madaxweynaha oo bilaaban doonta 2/2/2017-ka oo ku beegan Maalinta Khamiista  ah.

Maalinta Kowaad ee Hadal jeedinta ayaa waxaa ku jira Madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday ee  dowladd Soomaliya Mudane Xasan shiikh Maxamuud,  Madaxweynihii Hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaliya Shiikh Shariiif Shiikh Axmed,  Musharax Madaxweyne Jibriil Ibraahin Cabdule iyo xubno

Jadwal

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here