Sawiro:- Al-Shabaab Oo Soo bandhigay Ergooyin ka qeyb qaatay Doorashadi Cadaado oo ay Gacanta ku dhigeen

0

Al- Shabaab  ayaa soo bandhigay sawirada odayaal ay sheegeen in ay kamid ahaayeen odayaashi ka qeyb galay doorashadi dhawaan lagu soo gaba gabeeyay magaalada Cadaado.

Al shabaab ayaa sheegay in odayaashaan in ahaayeen Ergooyinki ka qeyb galay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya.

Al shabaab ayaa sheegay in odayaashan ay isku soo dhiibeen islamarkaana ay iga cafis u fidiyeen sida ay baahiyeen.

Weli kama aysan hadlin maamulka galmudug warkaan ay saakay baahiyeen Al-shabaab

macado ilaa hadda in ay yihiin odayaashaani kuwi soo xulay xildhbaanadi dhawaan lagu doortay magaalada cadaado ee gobolka galgaduud balse al shabaab ayaa dhawaan odayaal ka qeyb galay doorashadi cadaado ku dilay degmada xaradheera ee gobolka Mudug.

DSC09248

DSC09252

DSC09259

DSC09264

DSC09267

DSC09272

DSC09275

DSC09277

DSC09278

DSC09283

DSC09284

DSC09299

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here