Isbitaal Loogu Tala Galay in Lagu Daryeelo CXDS oo Gobolka Hiiraan Laga Furey+Sawirro

0

Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ayaa si rasmi ah xariga uga jaray isbitaal loogu talo galay in lagu daryeelo ciidamada xooga dalka ee gobolka Hiiraan iyago kormeeray qeybaha u ka kooban yahay isbitalkan.

Ugu Horeyntii Taliyaha Ciidamada Xooga dalka  Soomaliyeed  ee Gobolka Hiiraan Jeneraal Tawane Axmed Gurey ayaa sheegay in dhismaha isbitaalkaan  loogu talagalay ay iska kashadeen  ciidamada xooga dalka iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka jabuuti, islamarkaana lagu daryeeli doono Ciidamada Xoogga.

Dhanka kale Madaxda hogaanka Caafimaadka  Ciidamada xooga dalka Liiban xuseen Cismaan ayaa amanaay sida ciidamad dowlada iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka jabuuti ay isugu xilqameen hirgalinta isbitaalkan.

hirgalinta-isbitaalka-ciidamada-xds-ee-baladweyne-1 hirgalinta-isbitaalka-ciidamada-xds-ee-baladweyne-2 hirgalinta-isbitaalka-ciidamada-xds-ee-baladweyne-3 hirgalinta-isbitaalka-ciidamada-xds-ee-baladweyne-4 hirgalinta-isbitaalka-ciidamada-xds-ee-baladweyne-5 hirgalinta-isbitaalka-ciidamada-xds-ee-baladweyne-6 hirgalinta-isbitaalka-ciidamada-xds-ee-baladweyne-7

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here