Gabdho Walaalo ahaa oo Lagu Dilay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada

0

Booliiska magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa sheegay in ay wadada ka heleen meydka labo gabdhood oo isla dhashay habeenimadii jimcada.

Labada gabdhood ayaa lagu kala magacaabayay Suad Mohamed iyo Asma Noor oo da’dooda lagu kala  sheegay 29 iyo 32 jir ayaa waxaa la sheegay in la’tooreeyay.

Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in ay baaritaano wadaan isla markaana ay gacanta ku dhigeen hal qof ay ka shakisan-yiin oo baaritaano ay ku wadaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here