Xidigaha Real Madrid oo Gaaray Magaalada Barcelona ka Hor Ciyaarta El Clasico+Sawirro

0

Xiddigaha kooxda Real Madrid ayaa saaka xilli h–e ka degay garoonka diyaaraha Barcelona ka hor kulankooda ay maanta ku ciyaarayaan Camp Nou ee El Clasico ee ay la dheelayaan kooxda ay cadaawada kubadeed kala dhaxeyso ee Blaugrana.

Kulanka ugu xiisaha badan kooxaha dunida kubada cagta ayaa si weyn loo sugayaa iyadoo qaar ka mid ah xiddigaha ugu fiican dunida ay garoonka isla soo geli doonaan maanta.

2 3 5 6

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here