Akhriso:-Magacyada Xildhibaanada Lagu Doortay Kismaayo,Cadaado,Jowhar, iyo Baydhabo

0

Magaalooyinka Kismaayo,Cadaado,Jowhar, iyo Baydhabo waxaa maanta ka dhacay doorashada xubnaha aqalka Hoose ee baarlamanka Federaalka Soomaliya ku matalaya deegaanka Maamulkaas.

Magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka Puntland oo mudooyinkii dambe ay hakad ku jirtay doorashada waxaa maanta lagu doortay xubnaha kala ah 1-Cabdi Maxamuud Maxamed 2-Daa’uud Maxamed Cumar 3-Faysal Cabdulle Guuleed

Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya waxaa maanta lagu doortay  xubnaha kala 1-Cali Yuusuf Cusmaan 2-Cusmaan Xaaji Cali, halka Jowhar lagu doortay hal xubin oo ah Cumar Cusmaan Waasuge.

Magaalada Kismaayo ee caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land waxaa lagu doortay 1-Cabulaahi Maxamed Shaacir 2-Sagal Cabdirisaaq Isaaq, oo kamid noqonaya baarlamanka Federaalka Soomaliya.  balse  waxaa dib loo dhigay ilaa berri Kursigii ugu dambeeyey ee 43-aad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here