Ergada Shabeellaha Hoose oo Ku Wajahan Magaalada Baydhabo

0

Waxaan weli Magaalada baydhabo ee gobolka bay weli aanan ka furmin wejiga labaad ee doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya sababo lagu sheegay in Magaalada weli aysan tegin ergo ka socoto gobolka shabeelaha hoose.

Gudoomiyaha Gudiga Doorsahooyinka Dad ban ee Koonfurgalbeed Maxamed C/laahi Mursal ayaa sheegay in kuraasti aqalka hoose ee shabeelaha hoose aan weli la dooran isagoona tilmaamay in ay sugayaan ergooyin ka socdo gobolka shabeelaha hoose kuwaa oo aan weli tegin Magaalada Baydhabo ee gobolka bay.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay jiraan arimo farsamo oo ku daaban ergooyinka shabeelaha hoose balse waxa uu carabaabay in ay isa soo xalindoonaan odayaasha qaar oo isku qilaafsanb kursaasta ay ka heleen baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here