Akhriso:- Magacyada Xubnaha Loo Xilsaaray Ilaalinta Qodobada Lagu Heshiiyay ee Nabadeynta Gaalkacyo

0

Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Raisal Wasaaraha Xukuumadda Somaliya, ayaa gelinkii dambe ee maanta Saxaafadda u akhriyay guddi isku dhaf ah, oo ay magacaabeen Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Guddigan oo ka kooban 18 xubnood, ayay labada maamul si isu midda u magacaabeen min sagaal xubnood, waxaana loo igmaday inay ka shaqeeyan xabad joojinta iyo nabadaynta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Magacyada Guddiga Matalaya Puntland.

  1. Xasan Maxamed Abgaalow Gudoomiyaha Gobalka Mudug.
  2. Maxamed Yaasiin Tumey Duqa magaalada Gaalkacyo.
  3. Jen, Muxuyadiin Axmed Muuse Taliyaha La dagaalanka Argagixisada.
  4. Col, Cabdul Warsame Cusmaan Taliye katirsan ciidamada Difaaca.
  5. Cabdi Diiriye (Cabi Qurux) Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  6. Xuseen Gurey                                   Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  7. Abdulaahi Aaden Gaas Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  8. Maxamed Quute Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  9. Sh Abshir Abdirahmaan Yusuf Wadaad kamid ah Culumada Ahlu Suna Mudug.

Magacyada Guddiga Matalaya Galmudug.

  1. Cabdikariim Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug
  2. Cabdirashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug
  3. Xirsi Yuusuf Barre Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug
  4. Cabdulqaadir Jaamac Seed Waxgaradka Nabadoonada.
  5. Cabdikariim Sheekh Axmed
  6. Xasan Faarax Barre
  7. Cabdicasiis Cabdulaahi Cabdi
  8. Cabdi Jaamac Cabdulle
  9. Cabdinaasir Cabdi Faarax

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here