Wararka Akhriso:-Gudoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya oo Soo Bandhigay Hanaanka Doorashada ay uga Qaybgalayaan G/Waqooyi By Radio Simba - Kasım 11, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Warsaxaafadeed kasoo baxay Gudoonka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa lagu shaaciyay Hanaanka Doorashada ay uga qaybgalayaan Gobalada Waqooyi ee Soomaliya.