Akhriso Qodobada ay ku Heshiiyeen Maamulada Puntland iyo Galmudug

0

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac ku gaaray magaalada Abu Dubai iyadoo heshiiskaasna ay goobjoog ka ahaayeen madaxda maamul goboleedyada kale ee dalka.

Qodobada labada maamul ay ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah in xabada la joojiyo,dadka ku barakacay dagaalka Gaalkacyo dib loo soo celiyo iyo in wadahadal ay 20ka bishan isugu yimaadaan magaalada Kismaayo.

20161101_212550

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here