Maareeye Ku Xigeenkii Dekadda Magaalada Muqdisho Cabdiqani Kabreeto oo Geeriyooday

0

Ala Ha U Naxariistee Waxaa goordhaweyd  Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya  ku geeriyooday Maareeye Ku Xigeenkii Dekadda Muqdisho, Marxuum Cabdiqani Osman Kabreeto oo mudooyinkii dambe xanuunsanaa.

Marxuumka ayaa la sheegay in mudooyinkii dambe uu  ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho isagoo la jiifiyay  mid kamid ah isbitaalada Muqdisho ku yaala, balse maanta ayuu u geeriyooday xanuunkii uu la jiifay.

Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here