Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Gaaray Baladweyne

0

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka hirshabeelle  Cali cabdullaahi cosoble ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Madaxweyaha hirshabeelle waxaa safarkiisa ku wehlinayay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyadooa ay si wadajir ah ugu wada anba baxeen magaalada muqdisho.

Cali cabdullaahi cosoble madaxweyaha hirshabeelle ayaa laguwada uu kulamo la qaato Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo si weyn kaga soo horjeedo dhimaha maamulka hirshabeelle.

Boqolaal qofood ayaa si weyn madaxwyenaha hirshabeelle ugu soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee maamulka hirshabeelle.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here