War  Deg Deg: Israsaaseen dhaxmartay Ciidamo kawada Tirsan kuwa dowlada Soomaliya

0

Ciidamo ka Kala Tirsan kuwa nabad sugida iyo Booliska soomaliya ayay is-rasaaseen ku dhaxmartay wadda Kowaad ee suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho

Ilaa Hada lama ogo waxa sababay Is-rasaaseenta dhaxmartay ciidamada ka kala Tirsan kuwa nabad sugida dowlada soomaliya  iyo kuwa Booliska oo Markii Hore ku sugnaa Goobta

Dhanka kala lama sheegi Karo qasaaraha ay dhalisay israsaaseenta dhaxmartay Labada Ciidan iyo qasaaraha soo Kala Gaaray Labada ciidan iyo dadkii shacabka ahaa ee meesha ka ak dhawaan Markay Rasaasta dhacaysay

Wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here