Banaanbax ka dhan ah C/Weli Gaas oo ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo “Dhageyso”

0

Waxaa manta dibad bax  balaaran uu ka dhacay magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug dibadbaxa ayaa loga soo horjeeday madaxweynaha maamulka puntland c/weli maxamed cali gaas.

Dadka dibadbaxyada ayaa cabdiweli Gaas ayey dadka ku eedeynayeen in uu wado qorshe uu dib ugu laabanayo qorshaha dhawaan puntladn ay ku joojisay gadiidka gobolada koonfureed ka anba bixi jiray islamarkaana gaari jiray deeganada puntland.

Waxaa jiro wada hadalo ka soconayo magaalada garowe islamarkaana laguwado in xal logu garo xaalada gobolka mudug waayihi la soo dhaafay cakirneed.

Halkaan ka Dhageyso cododka dibad baxayasha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here