Waxaa maanta magaalada muqdisho soo gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynihi hore ee dowladi kmg aheyd shiikh shariif shiikh axmed
Shiikh Shariif waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay dad aad u fara badan kuwaa oo u muuqday in garoonka hore logu sii diyaariyay is ay u soo dhaweeyaan sheekh shariif.
Suxufiyiinta muqdisho oo aan tagin garoonka sababo awaamiir ka soo baxday maamulka garoonka oo warbaahinta logu faray in mudo ku siman 60 cisho aysan tegi Karin garoonka ayaa socdaalka sheikh shariif waxaa si weyn logu dareemayay gudaha garoonka Aadan cadde.
Sh. Shariif ayaa kamid ah musharixiinta u taagan xiligaan qabashada ama u tartamida xilka madaxtinimada wadanka soomaaliya iyadona la filayo in doorashada sanadkaan gudihiisa ay dhacdo.
Faafahin dib kala soco

