Daraasiin ka Tirsan Dagaalyahanada Boko Haram oo Lagu Dilay koofurta Dalka Niger

0

38-askari oo ka Tirsan maleeshiyaadka Boko Haram ayaa lagu dilay hawgal military oo ay si wadajir ah u sameeyeen ciidamo ka kala socday dawladaha Niger iyo Chad ee dagaalka kula jira kooxda.

Weerarkaan ayaa ka dhacay Gobolka Diffa oo dhaca koonfur galbeed dalka Niger sida uu sheegay sargaal sarre oo warbaahinta lahadlay islamarkaana ka mid ahaa saraakiisha hogaaminaysa Ciidamadaas.

Sidoo kale warka ayaa waxaa uu intaas ku darayaa in laba askari ay ku dhaawacmeen dagalkaas sidaasna waxaa sheegay afhayeen u hadalay wasaarada difaaca ee dalka Niger oo warbaahinta la hadlay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here